Waa Qayb kale oo ka mid ah Goldogob ,waxaan ka swiray sawirada Birta dheer ee ku taala Goldogob Central ee ay leedahay shirkada Tel&Korontada SAMTEL.

Koonfurta galbeed ee Galdogob

Qayb ka mid ah Cisbitaalka oo  aan kor ka qabanay

Dhanka bari Galdogob Central

W/Galbeed Goldogob central
   

W/bari Goldogob Central

Koonfur galbeed Goldogob central